in mudo ah ba waxa dalka kenya kajiray hardan siyasadeed oo udhaxeyay saxibadii tunka weynaa ee siyasada dalka hugaminayay.

uhuru ayaa aminay inuu yahay Ruto mucaradkiisa wali kuwa uu sida weyn iskaga ilaaliyo ayadoo Rutuna uu u arkayay in Uhuru oo udhigaayo dabin siyasadeed oo ah inuu waxbo helidoonin.

Hugamiyaha xisbiga ODM ayaa waxa ay saxibo isgarabsada ay noqdeen Madaxweynaha hada talada haya ee Uhuru kenyata arinkaas markii ay soo ifbaxday ayaa waxa cirka iskusii shareray xaladii siyasadeed ee udhaxeysay madaxweynaha iyo kuxigenkiisa.

Ruto ayaa asagana bilabay inuu sameeyo xulufeysi awood weyn oo uu ugu bawac dhigi karo awoodaha Xisbiyada Jubileee iyo ODM asagoona sameystay xisbi gooni ah oo latun ah xisbiyadaas.

Qorshihii ay ku dagalamayeen iney hirgaliyaan Raila Odinga iyo Madaxweyne Uhuru ayaa ugu danbeyn mesha kabaxay kaas oo kadhigay mid uhuru niyajab kuriday halka hada uu Ruto kayahay mid aad ugu qanacsan arinkaas.