sadax dhalinyaro ah ayaa lagusoo edeyay iney sameyn jireen khmariga calaqa ah ee gacanta lagu sameeyo ayagoona ku qarin jiray kanisad ku taala degaanka muranga.

cidamada amaanka ayaa gacanta kudhigay 75 litir oo qalaq ah ama changaa kaasi oo ay smeen jireen dhalinyaro reer muranga ah oo ayagu ka ganacsan jiray.

cidamada ayaa daiyay isla markaana shegay in dhalinyaradaan la horgeendoono sharciga si loxukumo oo sanbiyadooda lagu qaado ciqaabta ay leyihiin.