wasiirka waxbarashada dalka ayaa horay ushegay in ay radindonaan dhamaan ardayda aan soo xadirin dugsiyada sare ee ayagu lafilayay iney kubiridonaan.

wasiirka ayaa yiri hadii ay jirto durufo dhaqaale oo karebay kubirida dugsiyada sare in laga sacideendoono lakiin hadisan ay jirin wax duruuf ah ay donayaan sababta ka danbeysay ineysan ku birin

sarakiisha wax barashada ayaa dadaal dheer ugu jira sidii ay shekadaan usoo afjari lahayeen madama ay muhiiim utahay mustaqabalka caruur badan oo kenyan ah.