Askari bolice ah oo katirsan askarta ka howl gasha ismamulka Nakuru Ayaa Habenkii Axada kudilay togasho saxibtiis intaas kadibna asaga ayaa istogtay.

wararka ayaa shegayo in sargaalkan uu usoo racay haweneyday Isbitaalka halkaasi oo lagula tacalayay xaladeeda kadib werarkisii togashada ahaa.

Sargaalka gestay dhibta ayaa lagu magacabijiray Bernard Kivo waxa uuna ka tirsanaa saldhiga boliceka Njoro halkaa oo ay inta badan kuboqan jirtay saxibtiis.

Mary Nyambura Ayaa dadeedu ahayd 29 jir ayadoona kalsoni badan ku qabtay ninkan asakariga ah ee dhibta ugeystay islamarkaana sagana naftiisa dhibateyay.