Barasaabka Ismamulka Machakos Dr Alfred Matua oo ay whelineyso xaskisii ay kala tageenn Lillian Nganga ayaa siwada jir ah ogasoo muqday dhalashada mr matua oo lagu qabtay hotelka Ole Sereni ee kuyaala Magalada nairobi.

Malintii Axada ahayd ayaa markii la arkay Alfred matua oo dib ola midobay xaskisii Lillian ayaa waxa intabadan baraha bulshada yaraday hadal hayntii badneyd ee kala tagooda.

arinkani heshiskooda iyo dib umidobidooda ayaa kusoo adeysa xiliga dhalashada masulka taasi oo ah mid kamid ah farxada ay udabaal dagaan adanuhu

Lillian ayaa horay udiiday iney kahadasho arimaha laxariira kala tagooda si qoto dheer sidoo akle hadana lama cadeyn karo isku soo noqoshadooda sababta saxda ah ee kadanbeysa.