Hugamiyaha xisbiga ODM ayaa shegay in sanadka 2022 dorashada guud ee dalka kenya uu utaganyahay qabashada xilka ugu sareeya ee madaxweyne nimo.

mr raila ayaa shegay hadii maxkamada racfaanka ay daqada kasartay nidaamka BBI ay jiraan qorshayaal kale oo ay ku tartami karaan isla markaana ay kugaari karaan hadafkooda siyasadeed

Raila odinga ayaa ushegay tagerayaasha xisbiga ODM in aysan marna niyad jabin oo ay diyaar unoqdaan wax kasta oo ku adan dorashada madaama ay lolan adag lagalayaan William Ruto oo ah madaxweyne ku xigeenka dalka kenya ee hada