dunidaan aynu kunool nahay waxaa jiro dhibatooyin badan oo daris la ah dad aygu danyar ah oo aan awoodin in ay mareyaan dhibatoyinka soo wajaha.

Henry ndenga waa Aabe udhashay dalka kenya isla markaana kunool dalka kenya waxa uuna wal walbadan ka heyustaa gabar uu dhalay oo mid kamid ah lugaheeda xanuun daris la ah.

henry ayaa waxa uu in muda ah ladalaa dhacay siduu udaweyn lahaa lugta gabadhiisa lakiin waxaa uu awoodi wayay.

waxa uu latagay dhowr gobood oo cafimaad asagoona aad oga walwalsan korintaan culeyska ama hilibka lugta gawadhiisa oo malinba malinka ka danbeysa sii kordhaaayo