warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duulaanka kooxda Talibaan ay ku doonayaan in ay ku qabsadaan caasimada Kapul iyadoo maraykanka ciidankiisii ugu dambeeyay uu ka saaray wadankaasi.

cabsi aad u xoogan ayaa laga dareemayaa caasimadda iyadoo dadka ay ka cabsi qabaan iska hor imaadyo halkaasi ka dhaca.

dowladda Britain ayaa doonaysa in ay wada hadal siiso Turkiga iyo Taliban si caasimada amnigeeda loogu wareejiyo ciidamo turki ah.