Kevin De Bruyne ayaa la xaqijiyay in u ciyaari doonin kulanka Manchester City ee habeenka Sabtida Premier League ee ay gurigooda kula ciyaarayaan Arsenal.

Tababaraha City Pep Guardiola uma maleynayo in dhaawaca Kevin uu aad u culus yahay laakiin ma hubo inta uu maqnaanayo De Bruyne.

Dhanka kale Daafaca kooxda Manchaster United ee Harry Maguire ayaa la sheegay in uu seegi karo kulanka U dhaxeeya koxdiisa United iyo kooxda Newcastle.