Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa si rasmi ah u furay garoonka cusub ee Nyayo Stadium.

Dayactirka Nyayo National Stadium ayaa wuxuu bilowday sanadkii 2017.

Dib u habeynta garoonkan lagu saamiyay ayaa hada waxay noqotay mid aad loo quruxiyay iyadoo goobta ay awood u ledahay in lagu martigaliyo dhacdo kasta oo heer caalami ah.