Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa balan qaaday inuu u qoondeyn doono miisaaniyada countiyada lacag gaareysa 50 billion oo shillinka dalka ah sanad maaliyadeedka (2021/22).

Madaxweynaha ayaa balanqadkiisa ku sheegay kulan u la yeeshay hogaamiyaha ODM Raila Odinga iyo Gudoomiyaha barasabyada dalka Wycliffe Oparanya oo ka dhacay Aqalka Madaxtooyada state house.