Qaar kamid ah shacabka ismaamulka Garisaa ayaa ka hadlay dareenkooda ku aadan edeymaha musuqmasuq ee u wajahayo barasabka ismaamulkasi Ali Bunow Korane.