Gaadidleyda kashaqeeysata inta u dhaxeeyso wadada isku xirta suuqa xoolaha iyo wadada magaalada aado ee Mandera ayaa cabasha waxaa ay ka mujiyeen xirnaashaha wadadaas kudhawaad sedex bilood.
Hadaba waa kuwan qaar kamid ah gaadidleyda oo lahadlay iddacad tusmo FM.