Maamulka Horyaalka La Liga ayaa taageeray go’anka Barcelona isbuucii la soo dhaafay iyagoo ku dhawaaqay in qandaraaska Leo Messi lagu burburin karo lacag oo kaliya.

Abaha Messi ayaa sheegay in wilkiisa lacag lagu bur-burin karin qandaraaskiis mar hadii uu isaga qaatay dookha ah ah in si bilaash ah kaga tago Kooxda Barcelona.

Balse Lionel Messi ayaa Maanta oo jimca ah ku dhawaaqay inuu sii joogi doono kooxda Barcelona xilli ciyaareedka xiga ee 2020/21.