Diyaaradaha dagaalka Yuhuudda ayaa weerar ka gaystay magaalada Qaza.

Diyaarahada Yuhuudda ayaa werarkooda waxa ay ku bartilmaameedsadeen, xarumo ay ururka Xamaas ku leeyihiin Qaza.

Israa’iil ayaa sheegtay in weerarku uu ahaa mid ka yimid dhinaca Falastiiniyiinta, ayna ahaayeen kuwo aad u culus.

Ilaa iyo hadda lama caddeyn, khasaaraha ay gaysteen duqaymahaasi ka dhacay magaalada Qaza.

Muddooyinkii dambe ayaa waxaa sii kordhayay duqaymaha ay Israa’iil la beegsanayaan muslimiinta ku nool magaalada Qaza