Bulshada ku dhaqan xeeryaha Qaxootiga ee Dadaab ayaa baaq u diray Madaxweynaha dalka Somaliya Mundane Maxamad Cabdullahi Farmajo si u soo magacaabo raisul wasare cusub oo dalkisa iyo dadkisaba waxtara waxeyna oga digeen inu somagacabo qof aan uqalmanin jagada raisul wazaranimada.
Warbixintan waaxa Dadaab ka soo diray Cabdicaziz Akram.