Kulan lagu ayaa heshiisiinaayay laba beelood oo ay dhawaan xurkuf ku dhexmartay tuulaada yetho ee ku taala inta u dhaxeeyso deeganka Lafey iyo Ceelwaq ee labadaba katirsan Ismaamulka Mandheera.

Kulnkaas ayaa waxaa ka soo qeybkalay damaan musuuliyiinta laga soo doortay Ismaamulka Mandheera oo hormuud u ahaa Barasabka Mandheera County mudane Cali Ibraahim Roba.

Governorha oo kulankaas ka hadlay ayaa kula dardaarmay laba beelood in ay arintooda ka gaadhaan xal waaro.