Xildhibaanka deegaanka Fafi ee ismaamulka Garissa Cabdikariim Cismaan ayaa sheegay in halista coronavirus ay dhab tahay sidaas awgeedna la doonayo in iyadoo Alle la talasaaranaya haddana la is ilaaliyo.
Waaxa Warbixintan Magaalada Garissa inooga soo diray Wariyaha Idacaadda Tusmo FM Cabdifatax Cabdullahi Cabdi {Cabdifatax Muhanad}