Mustaqbalka ururka macallimiinta dalka ugu da’da weyn ee KNUT ayaan la hubin mustaqbalkisa ka dib markii xubinihiis hoos u dhacday sannadkan.

Ururukani shacbiyada badan ee la aasaasay sanadii 1957 ayaa hadda aad sameyntiis u liidataa taas oo macallimiinta xubin ka ah urukaasi walaac ka mujinayaan gorgortan in ay lagali karaan dowladda oo ku adaan adeegoda iyo horumarka shaqadood.

Inta badan hoos udhaca awood ururkani ayaa waxaa dhaliyay khilafka joogtada ah ee u dhexeeya xoghayaha guud ee ururkani Mr Wilson Sossion iyo madaxa fulinta guddiga adeegga Macallimiinta Nancy Macharia.

In ka badan 200,000 oo xubnood sanad ka hor ururkani xubin ka ahaa,ayaa ururka hada qeyb ka ahaan donaa kaliya waxa ka yar 50,000. Mr Sossion ayaa arinkaas ku sheegay in ururka adeega macalimiinta ee TSC oo macallimiinta ka saaray diiwaangelinta iyada oo ujeedkeedu ahaa in dowladda wiqdo awooda ururka.