Ilaa iyo 699 xaaladood oo cusub oo ku sabsan cudurka coronavirus ah ayaa ayaa maanta laga xaqiijiyey dalka.

Tiradan cusub ayaa timid ka dib marki 7,175 qof laga baaray caabuqa.

guud ahaan dadka laga helay COVID-19 wadanka ayaa hada gaartay 25,837.

Wasiirka Caafimaadka ee dalka Mr Mutahi Kagwe oo galinki dhabi ee maanta la hadlayay warbahinta asaago ku sugnaa Ismaamulka Kakamega ayaa sheegay in 781 qof oo la xanunsana cudurka ay ka soo kabsadin taas oo ka dhigay dadka fayraska ka cafimaaday 11,899.

Mr Kagwe ayaa dhanka kale sheegay in shan qof oo dheeri ah ay u dhintin caabuqa taas oo tirada dhimashada guud ka dhigaysa 419.