Ismaamulka Samburu ayaa diiwaangeliyay sideed kiis oo ah caabuqa COVID-19.

Countyaada dalka oo dhaan ayaa taasoo la micnihidu noqonaysa in cudurka laga wada helay.

Ismaamulka Samburu ayaa aha gobalki ugu dhabiyay ee wax ku sabsan fayraska laga diwaan galinin tan iyo marki cudurka uu dalka ka dilacay 13kii bishi March 2020.

Dhanka kale kiisas shalay laga helay Samburu ayaa yemid maalmo uun ka dib markii Baraasabka Samburu Moses Lenolkulal uu beeniyay warbixin Wasaaradda Caafimaadka ay ku sheegatay in gobolkas laga diiwaan galiyay kiis ku sabsana viruska corona oo aha kii horreeyay.

Madaxa Fulinta Caafimaadka ee Ismaamulka Samburu Stephen Lekupe ayaa sheegay in siddeedda xaaladood laga helay Magaalada Maralal ee Countygaas.

Kiisaskan cusub ayaa laga soo dhex saaray 145 qof oo laga tijaabiyay COVID-19.

Mr Lekupe ayaa shaaciyay in sideed bukaan 6 ka mid ah ay rag yihiin halka 2 ay dumar noqdin, iyadoo ruxa ugu yar uu yahay 29 sano jir kan ugu da’da wyen na 52 sano jir.