Ismaamulka gobaleedka Kirinyaga ayaa warar ka imaanayo waxay sheegayaan in 4 ka mid ah ciidamada ammaanka ee halkas ka howl galo laga helay caabuqa COVID19.

Governor ku xigeenka Kirinyaga Peter Ndamburi ayaa xaqiijiyay arinkan.

Mr Ndamburi ayaa sidokale shaaciyay in weli Ismaamulkas uu si buuxda u qaadan la dagaalanka cudurka coronavirus.

Sikastaba ha noqote 12 qof oo dheeraad ah ayaa caabuqa looga shakisan yahay dowlad deegaankaas.