Dalka ayaa maanta oo Talaada ah laga diiwaan galiyay 605 xaaladood oo cusub oo ah oo la xarirto ‘Covid-19’ taas oo guud ahaan dalka ka dhigtay kisas garaaya 23,202 kiis sida uu sheegay xoogayaha wasaaradda caafimadka dalka Dr Rsid Amaan.Waxaana kisaska maanta la ogaada kadib badhitan lagu sameyay 4,547 24 saadood ee la soo dhaafay,waxaan guud ahaan dalka la tijabiyay dad gaarayo 322,923.

Kiisaska cusub ee maanta la helay , 582 ayaa waxaa ay yihiin Kenyan halka 27 ay yihin ajnabi udhashay dalal kale.

Isagoo la hadlayey warbihinta Mr Aman ayaa sheegay in marka loo eego dhanka jinsiga, 401 dad manta cudurka laga helay ay yihiin rag halka 204 ay yihiin dumar.Dhanka da,ada Mr Amaan ayaa shegay qof ugu yar yahay cunug hal sano jir ah halka qof ugu weyn uu jiro 90 sano.

Si kastaba ha noqotee, 6 bukaan oo dheeraad ah ayaa u dhintay fayruska corona taasi oo guud ahaan dhimashada la xaririto corona dalka ka dhigaysa 388.