Macallin wax ka dhiga Jaamacadda Nairobi University ee dalka Ken Ouko ayaa kuu geeriyoday da’ada 56 sano.

Agaasimaha isgaarsiinta jamacada Nairobi John Orindi ayaa xaqiijiyay Ouko inuu dhintay subaxnimadii maanta oo Sabti ah.

Agaasimihii hore ee isbahaysiga Nasa isla markaana qareyn ah Norman Magaya ayaa waxaa uu ka mid yahay dadka kenyanka ah oo ka tacsiyeyay dhimashada Mr Ouko.