Madaxweynaha wadanka Mr Uhuru Kenyatta ayaa Muslimiinta u diray hambalyo ku sabasan munsaabadda ciidda ee maanta loo dabaal degayayo.

Hoggaamiyo ugu sare dalka Uhuru Kenyatta ayaa Musliminta u rajeeyay ciid Waganaagsan.

Mr Kenyatta ayaa sheegay in loo bahanyahay in la xusuusnada waqtigan dhibatoyeenka jiro oo ah cudurka COVID-19 asaagona yiri Musliminta waxaan u rajeynayaa Ciid barakeysan.