Muslimiinta kudhaqan dalka iyo guud ahan Calaamka ayaa maanta Ciiday.
Dabaaldega Idd-ul-Adha ee sanadkan ayaa ka duwan Sanadeehi hore sababa la xiriro Caabuqa COVID-19.

Sanad walba Waqtigan oo kala ayaa waxay muslimiintu u dabaaldagan ciida Idd-ul-Adha ayaadona bulshada Islamka ah ay is kugu yemadan gooba caan ah oo salaadda ciida lagu tukado.

Laakiin, cudurka faafa ee coronavirus ayaa wuxuu dad badan ku qasbay inay wax ka beddelaan sida ay u dabaaldegi jirin.

Magaalada Mombasa, ayaa lagu waramaya in salaadda lagu tukaday Masaajida ay ka mid yihiin Kizingo iyo Masjid Musa oo ah masaajidada ugu caansan gobolkas.