County commissioner naha Gaarisa Meru Mwangi ayaa sheegay in dabaaldegayaada maalinta Ciidul Adxa loo bahanyahay in loo hoggaansamo borotokoolka Cabuuqa COVID-19 oo gudaha dalka ku si faafayo.

Mr Mwangi ayaa Sidokale sheegay in Dhaqan ahaan muslimiinta ay isugu yimaadaan inay wadaagaan cuntada ka dhexeysa qoysaska iyo dadka asxaabta ah oo inta badan kulmo maalmaha Ciida.


County commissionerd Gaarisa ayaa ku nuxnusaday Dabaaldegyadaas ay sababi karaan faafitanka cudurka Coronaviruss.

Wuxuu shacaa ka qaaday in la joogo waqti aan caadi ahayn loona bahanyahay in laga taxadaro fayraska Corona.

Dhanka kale wuxuu sheegay in la dhawro borotokoolka Wasaaradda Caafimaadka ee ku sabsan caabuqa COVID-19.