Kadib markii shakhsigii ugu horeeyay uu ismaamulkan wajeer ugu geeriyoodah feyraska corona maalinki jimcaha ayaa waxaa Isa Soo taraya dhaliisha loo jeedinayo wasaarada caafimaadka ismaamulkan wajeer .

Alle ha unaxariistee marxuumka oo horay uga hawlgali jiray cisbitaalka guud we wajeer ayaa lasheegah in uu u geeriyooday daryeel laan kadib markii uu waayay qalabka dadka neefsashada ka caawiya ee oxygenka.

Waana kuwan ehelada marxuumka oo arrintaa ka hadlay.

Waxaa xusid mudan in wasaarada caafimaadka wajeer ay arrinkaa beenisay.