Xisbiga Jahmuuriga ee dalka Mareykanka ayaa madaxwayne Donald Trump ugu baaqay in uu meel mariyo lacag gaareeso hal bilyan oo doolar taas oo lagu darayo lacago horay loogu qorsheeyay saameenta dhaqaale ee uu reebay caabuqa COVID-19.

Qorshaha waxaa ku jiro $100 bilyan oo loo qoondeeyay iskuulada iyo in ladhimo lacaga lasiiyo dadka ku shaqada waayay saameenta xanuunka kuwaas oo horay loogu qoondeeyay lacag gaareeso $1,200 iyagoona dalbaday in lacagtaas laga dhigo $600.

Lakiin arinta ah in ladhimo lacagaha lasiiyo dadka aanan shaqeenin waxaa si wayn ugasoo horjeedo xubnaha xisbiga Dimoqoraadiga.