Xildhibaanka Waqooyiga Ismaamulka Mandheera oo booqatay qooyskii ay labaad wiil ay wabiga uga dhinteen asagona ka qeyb kalay tacsidooda.

Labadaasii wiil ayaa ugu danbeyti la aasay ayagoona wabiga maalma laga raadinaayay.

Cabdikhayr Jumcaale ayaa warbixintan Mandheera ka soo diray.