Abaare 4..30 galabnimo ee shalay ayaa waxaa dab baaaxad weyn uu ka kacay dhismaha Bazabra ee bartamaha Magaalada Wajeer.
Gurmad degdeg ah oo ay sameeyeen waaxda dabdamiska Magalladas ayaa lagu guleystay in dabka si dhaqsi ah loo damiyo.
Waxa sababay dabka ayaan wali la ogeyn iyadoo aysan wax dhimsho iyo dhaawac jirin balse ay jirto khasaaro hantiyadeed oo dabkaasi ka dhashay sida uu saxaafada u xaqiijiyay Abanduulaha Biliiska bariga Wajeer Kenedy Samani.