Xafiiska sanatorka ismaamulka mandheera ayaa sheegay in uu xidhanyahay mudda dhan seddex sano.
Tan iyo markii doorashadii dalka ay ka dhacday ayuu xidhanyahay Xafiiskan sida uu ku soo waramayo Wariyaha Idacaadda Tusmo Cabdikhayr Jumcale