ciyaaraha champions league-ga iyo Europa ayaa hakad galay kadib faafitanka caabuqa corona.

Balse waxaa dib loo bilaabay horyaalada kala duwan ee qarada Europe iyo dhamaan horyaalada oo dib loo bilaabay ciyaaristooda.

Waxaa hakad ku jiray horyaalka champions league-ga iyo Europa kaas oo isbuucan jadwalka iyo isku aadka la shaciyay.

Hadii aan jileecno champions league-ga Isku aadka wareega afar dhamaadka:

Arbacada 12 August
Atalanta (ITA) vs Paris Saint-Germain (FRA), Estádio do Sport Lisboa e Benfica

Khamista 13 August
Leipzig (GER) vs Atlético (ESP), Estádio José Alvalade

Jimcaha 14 August
Napoli (ITA) / Barcelona (ESP) vs Chelsea (ENG) / Bayern München (GER), Estádio do Sport Lisboa e Benfica

Sabtida 15 August
Real Madrid (ESP) / Manchester City (ENG) vs Lyon (FRA) / Juventus (ITA), Estádio José Alvalade

Dhanka Europa League-ga:
Shaktar vs wolfsburg. Copenhegan vs Istanbul.
Man United vs LASK. Inter milan vs Getafe.
Leverkusen vs Rangers. Sevilla vs Roma.
Basel vs Frankfurt. Wolves vs Olompiakos.