Iyadoo biri la filaayo in madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta uu lahadlO qaranka ayaa Shacabka ismaamulka mandheera waxa ay ka codsadeen in xayiraadaha uu ka qaado ismaamulka mandheera iyo bandoowga saaran kudhawaad sedex bilood.

Waa kuwaan qaar kamid ah Shacabka Mandheera oo u waramay wariyaha Tusmo ee Mandheera cabdikhayre jimale.