Dalka ayaa maanta laga soo tabiyay 309 kiis oo dheeraad ah oo ah oo la xarirto caabuqa corona 24kii saacadood ee la soo dhaafay taas oo tirada guud kisaska gudaha dalka ka dhigeeyso 7,886.Tiradan ayaa la ogaaday kadib baritaan lagu sameyay 4,228 qof.

Dr. Rashid Aman oo aha xogayaha fulinta wassarada cafimaadka dalka ayaa maanta oo Axad ah sheegay in tijaabada corona dalka guud ahaan gadhay 189,263 muunadood.

Mr Aman waxaa u intaas raciyay in 309 qof maanta laga helay caabuqa corona, 217 ay yihiin rag halka 92 dumar dhanka da’ada ayaa waxaa u sheegay qof ugu yar u jira hal sano kan ugu weynna uu jiro 83 sano.

Waxaa kale u sheegay Ilaa 51 bukaan ayaa la soo saaray kuwaas tirada bukaanada ka caafimaday corona dalka guud ahaan kadhigeysa 2,287.

Waxaa sidokale manta dhintay Hal bukaan oo dheeri ah taasi o ka dhigeeysa tirada dhimashada dalka 160.