Wasaarada cafimaadka ismaamulka Garissa oo kaashaneysa hay,ada Unicef ayaa Maanta xariga kajaray mashruuc soconaya oo si joogta ah bulshada laga wacyigalinayo faafitanka cudurka corona fayras.
Ismamulka garissa ay sii kor dhaayaan dadka uu haleelay cudurkan waxay wasaarada cafimaadka ee ismaamulka Garissa ugu baaqday ineysan bulshada cudurka uqaadanin mid sahlan oo ay fuliyaan qodobada looga hortagayo caabuqa covid19 ee ay soo saaartay wasaarada cafimadka dalka.