Qoys kunool ismaamulka mandheera ayaa waxaa dawladdu ka dalbadeen inay gabadhooda hesho cadalada kadib markii u Nin katirsana ciidamada keyda ee ismaamulkasi mandheera uu farxumayay gabdhooda.

Hooyada gabadha dhashay oo lagu magacaabo Nuuriyo Macalin Mustaf oo Tusmo fm la hadashay ayaa hadaladeeda waxaa kamid ahaa: