Muuqaal laga duubay Ra’iisul wasaarihii hore dalka sidokalana ah Hoggomiyaha ODM Raila Odinga oo lagu wareysanayo, ayaa waaxa u ku sheegay in uu Cafimaad darimaayo .
Gabadhiisa Winnie Raila Odinga oo muuqaalkan aabehed ka dhubtay ayaa waxay soo dhigtay barta Twitter-ka ay ku ledahay.
Hoggaamiyaha (ODM) ayaa dib u soo kabsaday ka dib markii lagu daweeyay Dubai oo qalin lagu samiyay.
Fiidiyowgan ayaa muujinaya in Raila uu dadka Kenya ah u xaqiijinaya in xalaadisa Cafimaad ay aad u wanaagsantahay .

Raila ayaa u mahadcelinayaa asxaabtiisa iyo taageerayaashiisa farriimaha wanaagasan u soo diray markii lagu daaweynayay Dubai.

Waxaan rabaa in aan u mahadceliyo dhammaan asxaabteyda, taageerayaasheyda iyo dhalinyarada oo ii soo dirayay farriimo wanaagsan. ayuu yidhi Mr Odinga.