Afhayeenka barlamaanka dalka Justin Muturi ayaa xaqiijiyay in labo xildhibaan laga helay cudurka ‘COVID-19’ .

Mr Muturi ayaa sheegay in labadan xildhibaan waqtigan la daaweynayo isla markaana ay xalaadoda tahay mid wanaagsan .

. ”waxaan haynaa labo kiis oo ah fayraska corona oo laga helay laba xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka,” ayuu yiri Muturi. .

Magacyada labada maasul lama sheegen iyo Isbitaalka lagu daaweynayaaba.
Sikastaba ha noqote warbixin la soo saaray ayaa lagu sheegay in welwel u ku habsaday baarlamaanka ka dib markii lix sharci-dejiye laga tijaabiyey caabuqa coronavirus.