Dowlada ayaa diiwaan galisay 176 kiis oo cusub oo ah cudurka COVID-19 ayaadona tirada guud ee uu ku dhacay caabuqa ay gaartay 6,366 qof.

Wasaarada Cafimaadka dalka ayaa dhanka kale sheegtay 26 qof laga saaray xarumaha Cafimaadka ka dib markii ay ka bogsadin Coronavirus.

Waxay sidokale Wasaraada sheegtay in afar qof oo dheeri ah ay uu geeriyoodin viruska tirada dhimashada ayaa hadda gaartay 148.

100 ka mid ah kiisaska laa shaciyay waa rag halka 76 ay yehiin dumar.