Barasabka ismaamulka Marsabit Maxamud Cali ayaa laga mamnuucay in u masaajid kadhex dhiso meel suuqa dadweynaha ah.

Xaakimka maxkamada Marsabit Juma Chitembwe ayaa malintii isniintii amar ku bixiyay in la joojiyo dhismaha lagu dhissayo masaajid guddaha suuqa dadweynaha.

Tani waxay ka dambeysay kadib markii koox hogaamiyasha khanisadah reer Marsabit ah ay u dhaqaaqeen maxkamad si ay u hor istagaan dhismaha masaajidka, iyagoo sheegay in ay tahay diin takoor.