Waxaa saakay abaare 7:15 duleedka Magaalada wajeer ku rogmaday mid kamid ah gawaarida u kala goosha Garissa iyo wajeer ee Sabrin Bus kadib markii uu darawalka xakameyn waayay gaariga.

Waxaan dhacdaan ka wareysanay wadihii buskan oo magacisa inoogu sheegay Cabdullahi.

Waxaa sidokale sida ay wax u dhaceen sharaxaya mid ka mid ah rakaabkii gaariga saarnaa iyo shakhsi kaloo goob joog u ahaa dhacdaadan.