Dadweynaha kunool waxda waberi ee Magaalada Garissa gaar ahaan xafaadaha Bashaal,Tawakal iyo Mzuri ayaa waxaay aad uga cabanayaan biya la,aan.
warbixintan waaxa Garissa inooga soo diray waryaha Idacaadda Tusmo Fm Cabdifatax Cabdullahi Cabdi {Cabdifatax muhanad} .