Haweynka u ololeeya xuquuqda dumarka ee Ismaamulka Wajeer ayaa codsaday in cadaaalada la marsiiyo godoomiye kuxigeenka deggaanka Arbaqeraanso oo ka tirsan Countyga Wajeer oo dhawaan lagu eedeyay in uu faraxumeeyay gabar arday aheyd.
Waryaha Tusmo ee Ismaamulka Wajeer Mandeeq Daud Farax qodabkan ha inoo dhamaystirto.