Dagaal kale ayaa ka dhexe qarxay Guddoomiyaha Ismaamulka Kirinyaga Anne Waiguru wakiillada degma waaxeedyada gobalkas ka dhib markii ay sheegeen in Maxkamadda Sare ay uu gudbin doonan ayaagona shaca ka qaaday in ay saan ku qanacsanin go’aanka aqalka Senatarka ay ku soo celiyeen Anne Waiguru.

Warbixin uu maamlmo ka hor siiyay afhayeenka aqalka senetorka Kenneth Lusaka gudoomiyaha guddigi loo saaray in ay xil ka qaadistii Anne Waiguru baaritan dheer ku soo samiyaan Mr Cleophas Malala ahna Senatorka Ismaamulka Kakamega ayaa sheegay in MCA-yaada Kirinyaga ay ku guuldaraystay in cadeeyomaha xilka ay uga turin Anne Waiguru aysan soo bandhigan.

MCAyaada hada sheegay inaysan ku qanacsanayn go’aanka ka soo baxay guddiga senate-ka ee arintan loo saaray.

Waxay wacad ku marin in maxkamada sare ay la tigsan doonan barasaabka Kirinyaga.

Sikastaba ha noqote shalay ayey markii Guddoomiyaha Ismaamulka Kirinyaga Anne Waiguru ay sheegtay in ay cafisay wakiillada golaha hoose ee barlamaanka Kirinyaga ayaadoona sidokale sheegtay in go’aanka senet-ka uu ahaa guul taariikh u ah mustaqbalkeeda siyaasadeed.