Mzee dubad cali camey oo ka mid yahay duqayda gobalka waqoyi bari ayaa idacaadda Tumo fm uga waramay samaynta cudurka Coronavirus uu ku yeeshay wax barashaada dugsiyaada Quranka ah iyo tan maadigaba.


Asagoona dhanka kale baaq u diray madaxda laga soo doorto Gobalka Waqoyi bari.