Ciyaarta kooxda Chelsea ku adkaatay 1-0 ayaa ka dhigeysa Chelsea inay ku biirto kooxaha sida Manchester United iyo Arsenal semi-finalka FA Cup iyagoo uga mahadcelinaya guushas 1-0 ee ay ka gaareen Leicester City, oo uu xaqiijiyey xiddigii hore ee Everton Ross Barkley.

Ross Barkley ayaa ka soo kacay kursiga keydka isagoo kooxda Chelsea ka saaaciday guushii 1-0 ee ay ka gaareen Leicester City isla markaana kooxda Frank Lampard semi-finalka FA Cup-ka gaartay.