Wasiirka Biyaha iyo beraha ee ismaamulka Garissa mudane Isse Dubow Oyow iyo wakiilka aqalka hoose ku matala waaxda Abakaile Amin sheikh Ali ayaa socdaal ku tagay tuulada Alikuna oo kamid ah deggaanka Dadaab.