Iyadoo Maanta ay kubeegantahay maalinta ka hortagga daroogada ayaa dhalanyarada Ismaamulka Mandheera ee istaacmalo mandooriyaha waxa ay ka sheekeyeen dhibaatada ay la kulmaan xiliyada ay qayilayaan
Warbixintan waaxa Mandheera ka soo diray waryaha Tusmo FM ee Mandheera Cabdikhayr Jumcaale.