Wakiilada golaha hoose ee barlamaanka wajeer ayaa ku gacan seeray warbixin kaso baxday wasaarada caafimaadka ee Ismaamulkas taas ku aadan in gawaarida gurmadka degdega ah ay shaqeeyaan
Waryaha Idacaadda Tusmo Fm ee Wajeer Mandeeq Daud Farax ayaa qoodabkan inoo faafahinaysa.